AbdiKhafar Gamadiid
AbdiKhafar Gamadiid
  • 112
  • 598 195

Відео

Xatooyadii ugu wayneed ee Gariyasha. Sargaal chinees ah
Переглядів 6 тис.7 місяців тому
Xatooyadii ugu wayneed ee Gariyasha. Sargaal chinees ah
17 jir Jabsaday Twitterka. Hackerka ugu halista badan.
Переглядів 5 тис.8 місяців тому
17 jir Jabsaday Twitterka. Hackerka ugu halista badan.
Diyaarad ayuu Af duubtay kadib maxaa dhacay
Переглядів 4,8 тис.8 місяців тому
Diyaarad ayuu Af duubtay kadib maxaa dhacay
Billioner Doqon ah 1 Qalad ayuu sameeyay.
Переглядів 3,4 тис.8 місяців тому
Billioner Doqon ah 1 Qalad ayuu sameeyay.
Dhamaadkii Boqorka Dark Web. Halista internetka
Переглядів 4,1 тис.8 місяців тому
Alphabey wuxuu ahaa webka ugu wayn ee lagukala iibiyo Daroogada iyo hubka. 2017 ayaa lasoo afjaray weebkaan waxaa aas aasay Alexdre Gazes oo Canadian ah. #darkweb
Maskiintii Dilaaaga noqotay.
Переглядів 1,5 тис.8 місяців тому
#korean #murdermystery #somali
Harvard University iyo Sharciga Antisemitism. Labao wajiil nimada Galbeedka.
Переглядів 1,2 тис.9 місяців тому
Labo wajiilnimada Galbeedk, marwalbo waa anagaa saxan. #harvard_university #abdikhafar
Maxay ku kala duwanyihiin Threads iyo Twitter.. Dagaalka Techa #threads
Переглядів 3,6 тис.Рік тому
Maxay ku kala duwanyihiin Threads iyo Twitter.. Dagaalka Techa #threads
Europe way u dhamaatay, France oo holcayso, Kitaabka Quraanka ayeey Gubeen..
Переглядів 5 тис.Рік тому
Europe way u dhamaatay, France oo holcayso, Kitaabka Quraanka ayeey Gubeen..
Waxyabo ay iska shabahaan Titanic iyo titan sub. Dhacdo layaab leh..
Переглядів 7 тис.Рік тому
Waxyabo ay iska shabahaan Titanic iyo titan sub. Dhacdo layaab leh..
Okiyaalaha Casriga ah ee Apple waa nadaamka cusub ee Mustaqblka. #apple
Переглядів 3,7 тис.Рік тому
Okiyaalaha Casriga ah ee Apple waa nadaamka cusub ee Mustaqblka. #apple
Andrew Tate oo dhulka lajaray BBC Dhurbaaxsho ayaa ku dhacday #andrewtate #topg
Переглядів 3,9 тис.Рік тому
Andrew Tate oo dhulka lajaray BBC Dhurbaaxsho ayaa ku dhacday #andrewtate #topg
Xagay ku danbeesay Yahoo! Qaladaadkii ay sameeyeen. Burburkii Shirkada Yahoo #abdikhafar #yahoo
Переглядів 5 тис.Рік тому
Xagay ku danbeesay Yahoo! Qaladaadkii ay sameeyeen. Burburkii Shirkada Yahoo #abdikhafar #yahoo
Waalagu Qalday Xaaska Robotka ee Elon Musk. #robotwife #elonmusk #tesla
Переглядів 7 тис.Рік тому
Waalagu Qalday Xaaska Robotka ee Elon Musk. #robotwife #elonmusk #tesla
Shaqaalo badan ayaa laga ceerinayaa Shirkada Amazon. Somali ayaa ku jirto. Sababta?… #abdikhafar
Переглядів 10 тис.Рік тому
Shaqaalo badan ayaa laga ceerinayaa Shirkada Amazon. Somali ayaa ku jirto. Sababta?… #abdikhafar
Waxyaabaha Qarsoodiga ah ee aysan ogoleen inaad ogaato Shirkada PEPSI.
Переглядів 15 тис.Рік тому
Waxyaabaha Qarsoodiga ah ee aysan ogoleen inaad ogaato Shirkada PEPSI.
Mr beast ayaa ka shalaynayo, wuu is qalday. #mrbeast #christyson
Переглядів 12 тис.Рік тому
Mr beast ayaa ka shalaynayo, wuu is qalday. #mrbeast #christyson
Way udhamaatay Dollarka. Burburka America #abdikhafar #dollar
Переглядів 4,4 тис.Рік тому
Way udhamaatay Dollarka. Burburka America #abdikhafar #dollar
Gumaadka Falastiiin muxuu Caalamka ooga amusanyahay. #palastine
Переглядів 2,6 тис.Рік тому
Gumaadka Falastiiin muxuu Caalamka ooga amusanyahay. #palastine
Iska diiwaan gali Artificial Intelligent AI Cabsida laga qabo waa maxay. #abdikhafar #ai #chatgpt
Переглядів 5 тис.Рік тому
Iska diiwaan gali Artificial Intelligent AI Cabsida laga qabo waa maxay. #abdikhafar #ai #chatgpt
Google oo Burburtay iyo ChatGPT oo Hawada kasaaray. Dagaalka Tech…
Переглядів 4,3 тис.Рік тому
Google oo Burburtay iyo ChatGPT oo Hawada kasaaray. Dagaalka Tech…
Waxyaabo aadan ka ogayn Caasimada Canada 🍁 #ottawa #Vlog
Переглядів 6 тис.Рік тому
Waxyaabo aadan ka ogayn Caasimada Canada 🍁 #ottawa #Vlog
Safarkii From Africa To Canada 🇨🇦 🍁
Переглядів 57 тис.Рік тому
Safarkii From Africa To Canada 🇨🇦 🍁
Qisada Guusha KFC 73 jir ayuu Millionaire ku noqday kadib rafaad iyo shaqo la’aan kalabar cimrigiisa
Переглядів 11 тис.Рік тому
Qisada Guusha KFC 73 jir ayuu Millionaire ku noqday kadib rafaad iyo shaqo la’aan kalabar cimrigiisa
Andrew Tate Muslim miyaa? Waa Kuma Andrew Tate? #andrewtate
Переглядів 7 тис.Рік тому
Andrew Tate Muslim miyaa? Waa Kuma Andrew Tate? #andrewtate
Dilaagii I Dad cunka ahaa Jeffery Dahmer Qiso Cabsi badan ..#jefferydahmer
Переглядів 6 тис.Рік тому
Dilaagii I Dad cunka ahaa Jeffery Dahmer Qiso Cabsi badan ..#jefferydahmer
Ishowspeed waakuma wiilka qabsaday YouTubeka. Qeelada Eeyga ayuu ku caanbaxay.
Переглядів 9 тис.Рік тому
Ishowspeed waakuma wiilka qabsaday UA-camka. Qeelada Eeyga ayuu ku caanbaxay.
Qisada Shirkada Rolex..Asagoo aanan Waxbo Haysan ayuu soo Bilaabay. Mantana $13B
Переглядів 8 тис.Рік тому
Qisada Shirkada Rolex..Asagoo aanan Waxbo Haysan ayuu soo Bilaabay. Mantana $13B
Jaceelkii ka dhaxeeyay Queen Elizabeth iyo Madaxwayne African ah. Waxyaabo aad layaabto.
Переглядів 33 тис.Рік тому
Jaceelkii ka dhaxeeyay Queen Elizabeth iyo Madaxwayne African ah. Waxyaabo aad layaabto.

КОМЕНТАРІ

  • @bongasasa3895
    @bongasasa3895 2 дні тому

    Soo yaaca qaboow gaan iyo dhibka nolaqebsada! Ana darbi ka soo bood, saharo soo leef, Mediterranean soo cab! Group 5 iibso just come!

  • @fadumoali7402
    @fadumoali7402 24 дні тому

    Maxay ka soo dooneen meel laga shaqaysan karo maha..

  • @Faadumoismaacii
    @Faadumoismaacii Місяць тому

    Wllhi waxa kaa faaidey.lkin waxa is.dhahaaye dalxiis uhaad

  • @WllkakaMahadibraahim
    @WllkakaMahadibraahim Місяць тому

    Kkkkkkkk

  • @WllkakaMahadibraahim
    @WllkakaMahadibraahim Місяць тому

    Hi

  • @WllkakaMahadibraahim
    @WllkakaMahadibraahim Місяць тому

    M.a❤❤❤❤

  • @EsraaaAwidan
    @EsraaaAwidan Місяць тому

    Reer dubaay waa lawasaa

  • @WllkakaMahadibraahim
    @WllkakaMahadibraahim Місяць тому

    M.a❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nafyare9745
    @nafyare9745 Місяць тому

    qofkan taiwan iyo nepal miyuu isku qaldayaa

  • @abdirashidyoal2063
    @abdirashidyoal2063 Місяць тому

    sorry zxp oo ku saabsan safarka

  • @abdirashidyoal2063
    @abdirashidyoal2063 Місяць тому

    zxp pls step by step video ah noosoo samee! appreciate gentle

  • @barlinyusuf3461
    @barlinyusuf3461 Місяць тому

    Rer galbedka xitaa dadka shaqooyinka wey ku dhibaan, inkastoo ay gacan ku saari Karin, lakiin rasism, waalagala kulmaa, dal aadan laheyn waa dareen ku joog.

  • @alhudaquraancenter1635
    @alhudaquraancenter1635 2 місяці тому

    Asc .... Abdikhafar wll waxaan rabay inaan kula wadaago arin muhiima may dhaafi kartaa meel aan kala soo xidhiidho....mahadsanid

  • @MrQalay2005
    @MrQalay2005 2 місяці тому

    Dubai magaaladaydii 14 sano ayaannku noolaa maxaan u xiisay. Walle Kusoo dhawaw Canada waan hubaa mar hadaad halkan timid wakhti dambe oo vlog lagu duubay mahelo doontid mashquul iyo orod.

  • @abdinasirdahirfarah3440
    @abdinasirdahirfarah3440 3 місяці тому

    😆 🤣 UNHCR viso dalxiis mey biloowday

  • @SenyoritaSalihiya
    @SenyoritaSalihiya 4 місяці тому

    Allllla diyaaradahaas dushayada waxa cad ku sii daysa ileen waa waxaas

  • @SenyoritaSalihiya
    @SenyoritaSalihiya 4 місяці тому

    Mid halkanoo s/land la dhaho ayaa caadi looga xaday iga walla misaa dadkoodiina lagu sasabayaa raashin gaalo keento iyo hay'ado

  • @YonasLale-ut5pd
    @YonasLale-ut5pd 4 місяці тому

    xariif buuuuuuran xariif ma aha walahi 😆😂

  • @saturdaysunday7794
    @saturdaysunday7794 5 місяців тому

    Wllka waa kula socona❤❤

  • @KhalidAli-cn3qn
    @KhalidAli-cn3qn 5 місяців тому

    Bro terra lunc warbixin i oga sosamey xapkeyda mesha u marayo

  • @user-hz6lf2rx7l
    @user-hz6lf2rx7l 5 місяців тому

    Keep going brother😊😊😊😊

  • @weatherandenvironment-mx8qh
    @weatherandenvironment-mx8qh 5 місяців тому

    Subscribed

  • @asdfghjkl1381
    @asdfghjkl1381 6 місяців тому

    Dhalinyarada markey arken sidano kale marki waxyaalo lososawiro markad tagtaan meesha UGA sooshekeya rafaadka iyo daalka meesha aad kala kulanten

  • @Madheedh
    @Madheedh 6 місяців тому

    Saxib sidee online kisa sidee logashaqaystaa .nososameee please

  • @user-rt8gg6ni9k
    @user-rt8gg6ni9k 6 місяців тому

    Mahadsanid wll noo soo badly

  • @samiyaprittychannel
    @samiyaprittychannel 6 місяців тому

    ❤❤❤wrtuiith3rt😢

  • @Akram_632
    @Akram_632 6 місяців тому

    Muqaalkan hore dhac ayuu ahaa hadda ayaa dawanayaa marki uu sobaxay Apple version

  • @naasirbashka5446
    @naasirbashka5446 6 місяців тому

    Copyright wabari media 😂😂

  • @MohammadYasin-md1zh
    @MohammadYasin-md1zh 6 місяців тому

    0:52

  • @abshirbarreuser-vw1bm1sz3m
    @abshirbarreuser-vw1bm1sz3m 6 місяців тому

    Shp hadan kugu sobiray horay usoco

  • @Abdikoak
    @Abdikoak 6 місяців тому

    Guulayso Zxp muuqaaalada noocan camal noosoobadi

  • @Abdirahmandahir_492
    @Abdirahmandahir_492 6 місяців тому

    Thanks muuqaalo fcn oo xiiso leh

  • @kalithmouse3546
    @kalithmouse3546 6 місяців тому

    T

  • @SacadSoofe-h8g
    @SacadSoofe-h8g 7 місяців тому

    Soo badi

  • @SacadSoofe-h8g
    @SacadSoofe-h8g 7 місяців тому

    Soo badi saaxiib

  • @Cowshaqani7
    @Cowshaqani7 7 місяців тому

    ☝❤

  • @mohanyareyare7791
    @mohanyareyare7791 7 місяців тому

    Sxp keep going 😊

  • @khaackhaac989
    @khaackhaac989 7 місяців тому

    nio caadi matihid horey usoco waxkasta ay ahaataba waan ku raaxeysta sxp habka aad nagu soo gudbiso muqaaldada tnxz.

  • @maamaancadde9858
    @maamaancadde9858 7 місяців тому

    Tbt trade bot kasoo hadal zxp

  • @ABDIQANIFFF
    @ABDIQANIFFF 7 місяців тому

    Sxp nishad singh nin miyaa mise naag Google ka nin ayuuba soo saarayaaye

  • @samirafaysal4813
    @samirafaysal4813 7 місяців тому

    Keep going

  • @hoyomcn6045
    @hoyomcn6045 7 місяців тому

    Keep going legend ❤

  • @HAMSTERCOMBAT5555
    @HAMSTERCOMBAT5555 7 місяців тому

    Saxip kadhaf muuqaalka editing wararka badan marmarkoo kaliya wax sooqaado

    • @dailycontent3955
      @dailycontent3955 7 місяців тому

      Professional waa pro waab ku raacaystay waxba kama qaldana taas samayn miyaa kugu yeelatay waa cadi waa laga yarayn karaa

  • @xaabsade128
    @xaabsade128 7 місяців тому

    Aad ayaa u mahadsantahay

  • @YoutubeVide
    @YoutubeVide 7 місяців тому

    warbixinaadada aad ayaan uga helaa

  • @calicabdibootaan2926
    @calicabdibootaan2926 7 місяців тому

    Noo soobadi sxb

  • @NOf_x_x
    @NOf_x_x 7 місяців тому

    Ku darso ftx waa xaraaaan ❌ka fogow

  • @ismailbadka3863
    @ismailbadka3863 7 місяців тому

    Keep going pro ❤

  • @MesutBarzani77
    @MesutBarzani77 7 місяців тому

    Keep moving forward 👏🏼

  • @ramadaanmxd4608
    @ramadaanmxd4608 7 місяців тому

    sxb barnaamijyada no jeegtay xoga plz weliba kuwa suuqyada digitalka ah ee scumers ka ku bateen si an wax bdn uga ogaado wax yaabaha aduunka ka socdo 🙏